wargeyskadawan.com
Ciidamada gaarka ahaa ee reer Afghanistan oo laga fekerayo meesha la geyn doono
Ciidamadii reer Afgaanistaan ee sida gaarka ah u tababarnaa ee ka garab shaqaynayey ciidamadii Ingiriiska ee ku sugnaa Afganistan ayaa laga fekerayaa meesha loo rari doono. Ciidamadan ayaa markii …