wargeyskadawan.com
Hay’adda Duulista iyo Madaarada ooka Hadashay Gardarada Soomaaliya ku Hayso Hawada Somaliland iyo Xaddiga Lacagta ay ku Lunsatay
Hargeysa(Dawan):-Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Madaarada Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan(Cumar-sayid) ayaa ka hadlay xaalada Hawada Somaliland iyo gardarro aan gabbaasho lahayn oo Hawada …