wargeyskadawan.com
Xukun lagu riday Hooyooyin caruurtooda u diray in ay soo dawarsadaan
Maxkamad ku taalla dalka Uganda ayaa in ka badan 100 haween ah ku xukuntay midkiiba hal bil oo adeeg bulsho ah, kaddib markii ay qirteen inay carruurtooda u direen dawarsi magaalada caasimadda ah e…