wargeyskadawan.com
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Beeraha Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Hawd
Hargeysa (Dawan) – Agaasimaha guud ee Wasaaaradda Horumarinta Beeraha JSL Prof. Aadan Cabdillaahi Sheekh Muuse, ayaa safar shaqo ku tagay gobolka Hawd. Agaasimaha guud oo ay Weftigiisa ka mid…