wargeyskadawan.com
Booliska Faransiiska ayaa 72 qori ka soo qabtay guriga xiddigii hore ee aflaanta
Booliska Faransiiska ayaa gacanta ku dhigay 72 qori iyo in ka badan 3,000 oo rasaas ah guriga halyeeygii hore ee aflaanta Alain Delon. Intaan la baadhin guriga Toogasho ayaa laga maqlay dhinaca gur…