wargeyskadawan.com
Hindiya: Lo’da aan ciddi dhaqan ee laga barakaysto oo dhibaato ku haysa dadka?
Ram Raj ayaa shaah ku cabbayey gurigiisa oo ku yaalla gobolka Uttar Pradesh ee waqooyiga Hindiya fiidnimadii bishii November ee sanadkii hore waxa soo weeraray sac baadi ah. Dhawrkii daqiiqo ee xig…