wargeyskadawan.com
10 Camal oo ay Tahay in aad ku Dedaasho Inta Lagu Jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan
Hargeysa (Dawan) Bisha barkaysan ee Ramadaan waa fursad qaali ah oo uu ILLAAHAY adoomihiisa ku galaday, taasi oo ay ku jiraan fursado badan oo loogu talogalay inay ka faa’iidaystaan muslimiintu, si…