wargeyskadawan.com
Maraykanka oo soo daad gureeyey Shaqaalihiisa Safaaradda Haiti,
Milateriga Mareykanka ayaa sheegay in Axadii todobaadkan ay Haiti ka fuliyeen howlgal diyaarado lagaga soo daabulay shaqaalaha aan muhiimka ahayn ee safaaradda ee dalkaas, waxaana ciidamada Marayka…