wargeyskadawan.com
Haween Somaliland ah oo Tababar Xirfaddeed loogu Qaaday Dalka Zanzibar
Berbera(Dawan):- Shirkadda DP WORLD ee Maamusha adeegyada Dekedda Caalamig ah ee Berbera ayaa iyadoo kaashanaysa machadka BCI waxa ay sheegeen inay tababar ugu direen dalka ZANSIBAR toban Haween ah…