wargeyskadawan.com
Laba duuliye oo ka tirsan Diyaarada Batik Air ayaa seexday badhtamihii duulimaadka
Indonesia ayaa baadhaysa shirkadda maxaliga ah ee Batik Air ka dib markii laba duuliye oo ka mid ah duuliyeyaasheeda lagu helay inay seexdeen 28 daqiiqo iyaga oo ku jira duulimaad. Labada nin &#821…