wargeyskadawan.com
Maxkamd ku saabsan Toogasho 50 sano ka kor ka dhacday gidaarkii Berlin oo hadda la qaadayo
Xubin ka tirsan ciidankii sirta ee maamulkii shuuciga ahaa ee dalkii Jarmalka Bari, ayaa lagu qaadayaa maxkamad dalka Jarmalka, waxaana lagu eedeeyey inuu dhabarka ka toogtay nin Polish ah oo isku …