wargeyskadawan.com
“Culimadu hoosta Ayuunbay ka Duceeyaan ee Culimada kale ee Dalka Farogelinaysa uma jawaabaan. “Madaxweynaha JSL
Madaxweynaha Somaliland oo Kulan Sannadle ah la Yeeshay Culimada Dalka Hargeysa(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan casho iyo Afur ah xarunta qasriga …