wargeyskadawan.com
Kumanaan reer Zimbabwe ah oo is guursday dhawaan ayaa la siiyey waraaqo been abuur ah
Kumanaan qof oo dhawaan is guursaday oo ku nool dalka Zimbabwe ayaa la yaabay markii ay ogaadeen in warqadaha guurkooda aanay ansax ahayn. Waxaa soo baxday arrin fadeexad ah ka dib markii la ogaada…