wargeyskadawan.com
Diblomaasi J. Peter Pham oo Maraykanka u soo Bandhigay Farqiga aan Shaqada Isku Lahayn ee Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa (Dawan)- Ergaygii hore dawladda Maraykanka u qaabilsanaa Gobolka Saaxil Ambassador J. Peter Pham, ayaa dawladda Maraykanka ku canaantay in aanay Somaliland siin mudnaantii ay lahayd halka …