wargeyskadawan.com
Meydka 65 qof oo tahriibayaal ah ayaa laga helay xabaal wadareedyo Libya ah. Qaramada Midoobay
Hay’adda socdaalka adduunka ee IOM ayaa sheegtay in xabaal wadareed ay ku jiraan meydadka ugu yaraan 65 tahriibayaal ah laga helay dalka Liibiya. Hay’adda IOM ayaa sheegtay in xaaladda geeridooda i…