wargeyskadawan.com
“Saddexdayada Xisbi Qaran Waxaanu ku Heshiisney inay inoo Dhacdo Doorasho cadawgeenu ku jabo” Guddoomiye Faysal
Hargeysa (Dawan) Xisbiyada siyaasadda Somaliland ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa shir saddex geesood ah ku yeeshay magaalada Hargeysa, waxaana kulan lagu falanqeeyey arrimaha u diyaar-garowga do…