wargeyskadawan.com
Gaadhi Boolis oo lagu Wareejiyay Guddoomiyaha degmada Lughaya
Borama (Dawan) Guddoomiyaha gobolka Awdal Xasan Daahir Xadi iyo taliyaha qaybta booliska gobolka gashanle sare Cabdi Khayre Dugsiiye (Araweelo) ayaa gaadhi cusub ku wareejiyay guddoomiyaha degmada …