wargeyskadawan.com
Wasiirka Waxbarashada oo Caddeeyay in Dalka Mareykanku Aqoonsaday Shahaadada Dugsiga sarre ee Somaliland
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Aadan Camash Buuxane ayaa saaka hortagey guddida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland, waxaana xarunta golaha ku…