wargeyskadawan.com
Maamulka Gobalka Hawd iyo Ka Baligubadle oo Shir ka Yeeshay ka Hortagga Xanuunka Shubanbiyoodka
Baligubadle (Dawan) Maamulka Gobalka Hawd iyo ka degmada Baligubadle ayaa shir ka yeeshay ka hortaga Xanuunka shubanbiyoodka ee ka jira dalka Itoobiya. Maayarka Magaalada Baligubadle Shiine Cabdi H…