wargeyskadawan.com
35 Budhcad Soomaali ah oo la geeyey India si loo maxkamadeeyo
Hindiya ayaa sabtidii magaalada Mumbai keentay 35 eedaysane oo budhcad badeed Soomaali ah, ka dib markii lagu dul qabtay Markab ay afduubteen bishii December ee 2023. Markabkan oo xamuul ahaa lagun…