wargeyskadawan.com
Xisaabta Iyo Maskax Furnaanta!
Carl Gauss Friedrich wuxu ahaa arday maskax badan mar kasta oo macalinku su’aalo weydiiyo wuxu ahaa ka ugu horeeyay ee ka jawaabaya su’aal kasta oo xisaab ah. Macalinka ayaa doonay inuu u diro su…