wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay dhawaaq ka soo yeedhay maamulka muqadisho
Hargeysa (Dawan):-Xukuumadda Jamhuuruyadda Somaliland, ayaa Tallaabo macno darro ah ku sifaysay hadalka ka soo yeedhay dawladda aan iskeed isku maamuli karin ee Soomaaliya, oo sheegtay in 7 maalmoo…