wargeyskadawan.com
Ka Ganacsiga Harimacadku waa mamnuuc wixii ka danbeeyay sanadkii 1975kii waxaanay xad gudub ku tahay xeerarka caalamiga ah…”
Somaliland waa ka mamnuuc ka ganacsiga iyo dhoofinta, iyo haysashadda shaqsiyaadka ee duur joogta noocyadda kala duwan, sida uu dhigayo xeerka ilaalinta Kaymaha iyo duur joogta ee Xeer Lr. …