wargeyskadawan.com
Wasiirka Biyaha oo Bulshada ugu Baaqay inay ka Faa’ideystaan Biyaha Roobka
Hargaysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda Kheyraadka Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa bulshada dalka ugu baaqay inay qabsadaan biyaha roobka, isla markaana ay ka faa’iidaystaan. …