wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo Daboolka ka Qaaday Xoolaha sannadkii ka Dhoofa Somaliland
Hargeysa (Dawan) Agaasimaha guud ee wasaarada xanaanadda xoolaha iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Mudane Cabdirisaaq Maxamuud Maxamed, ayaa sheegay in dhoofka xooluhu uu yahay qodob aad mihi…