wargeyskadawan.com
Wasaaradda Daakhiliga JSL oo Taliyayaasha Ciidamada Kala Shirtay Adkaynta Amniga Gudaha iyo Xuduudaha
Hargaysa (Dawan) Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee dalka kala shirtay adkaynta amniga gudaha iyo kor-u-qaadista xuska maalinta Qaran ee 18 May. Xarunta…