wargeyskadawan.com
Askari Boolis ah oo Fal Budhcadnimo ku kacay oo Xukun Adag lagu Riday
Hargeysa (Dawan) Maxkamadda ciidamada darejada koobaad ee ciidamada qalabka sida ee Somaliland, ayaa todoba sano ku xukuntay askari boolis ah oo fal budhcadnimo ah ku kacay. Askarigan boolis…