wargeyskadawan.com
Dullucda Baaq Culus oo Xukuumadda Somaliland u Dirtay Beesha Caalamka
Hargeysa(Dawan)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo iskaashigacaalamiga ah Rooda Jaamac Cilmi ayaa beesha caalamka ugu baaqday inay tixgeliyaan aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland. &n…