wargeyskadawan.com
Madaxweynihii hore JSL oo si Ballaadhan loogu soo Dhaweeyay Gobolka Awdal
Borama (Dawan):- Madaxwaynihii sadexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa dalka ayaa shalay safar ugu baxay gobolka Awdal, halkaasi oo la…