wargeyskadawan.com
Wasiirka Deegaanka oo Shaacisay in Wasaaradda Warfaafinta oo Noqotay Horyaalka Dhir Beerista Hay’adaha Dawladda
Hargeysa(Dawan)- Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku guulaysatay horyaalnimada dhir beerista Wasaaradaha iyo Hay’adaha dalka, sidaasna waxa shaacisay …