wargeyskadawan.com
Ciidanka Asluubta oo Xabsiga Mandheera ka Hirgeliyay Beer ku filaatay Khudradii Maxaabiista Jeelkaasi
Hargeysa (Dawan) Xabsiga Mandheera waxa uu ka mid yahay Xabsiyada ugu wa awayn dalka Somaliland, kaasi oo muddo aad u dheer shaqaynayay. Xabsiga Mandheera ayaa martigaliya Maxaabiis aad u tiro bada…