wargeyskadawan.com
Halista Sharka Carabkaaga!
Rasuulka Allah (scw) wuxu xadiis ku yidhi : “ Walaalkaa oo aad weji furan ku qaabishaa waa sadaqo” . Weji furnaanta iyo dhoolcadayntu waa astaan aad dadku ku soo jiidan karto oo aad agtooda ka noqo…