wargeyskadawan.com
Madaxweynaha JSL oo Wareegto uu soo Saaray ku Cayimay Wakhtiga Qabsoomidda Doorashooyinka
Hargaysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku dhawaaqay in doorashooyinka madaxtooyada iyo axsaabta siyaasadu ay qabsoomi doonaan 13, November, 2024. Digr…