wargeyskadawan.com
Dowladda JSL oo ka Hadashay Cidda Dishay Marxuum Cabdinaasir Dahable
Hargeysa (Dawan) Xukumadda Somaliland ayaa ka hadashay Dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable iyo dhallinyaro reer Somaliland ah oo lagu jidh dilay Muqdisho. Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in masuul…