wargeyskadawan.com
Booliska Dalka Kenya oo lagu Eedeeyay Dilka 118 Qof
Hay’adaha xuquuqul insaanka ee Kenya iyo kuwa caalamiga ah ayaa warbixin ay soo saareen maanta oo Arbaco ah ku sheegay in 118 qof ay dhibanayaal u yihiin dilal sharci darro ah oo ay geysteen boolii…