wargeyskadawan.com
Wasaaradda Diinta oo ka Qayb Gashay Shir Caalami ah oo ay ku Kulmeen 154 Dal
Dubai (Dawan) Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland,ayaa ka qayb gashay Shirwaynaha Caalamiga ah ee DIHAD oo lagu qabtay magaalada Dubai ee xaruunta dalka Imaaraatka Carabta, kaas oo ay…