wargeyskadawan.com
Werwerka Sida Fudud Ee Looga Baxo!
Rasuulka Allah (scw) ayaa maalin Masaajidka ku arkay saxaabiga la odhan Abu-Umaama oo fadhiya waxaana uu ku yidhi : “ Waxaan arkaa adigoo Masaajidka fadhiya iyadoon wakhtiga salaadda ahayn. Saxaabi…