Tomson oo Noqday Horyaalka Buurnida Ingriiska

0
603

Nin u dhashay dalka Ingriiska oo ku jira da’da sodonaadka ayaa noqday kan ugu buuran dalkaasi. Ninkan ayuu miisaankiisu gaadhay 412 Kg.  Caral Tomson oo 32 jir ah ayaa ku guulaystay inuu qaato naanaysta ah ninka ugu buuran Ingriiska. Waxaana uu naanaystaasi kala wareegay ninkii horyaalka buurnida Ingriiska ahaa ee Bol Maison oo booswale ahaa kaasi oo miisaankiisu mar gaadhay 444 kg, laakiin markii uu iska riday wakhtigan ah 139 kg.  Ninkan ayaa maalintii qaata cunto ka badan 4 jeer tan ay qaataan dadka da’diisa ah.

Leave a Reply