50 Billion Oo Fariimood Ayaa La isu diraa Maalin Kasta!

0
329

Farrimaha la isugu diro maalin walba sannadihii ugu danbeeyay Whats app  ayaa kor u kacay taasi oo sabab u tahay kordhka dadka isticmaala mobaylka oo batay.
Dhinaca kale adeegyada arrimaha dedega ah la isku diro “Instant Messaging” iyaduna kor ayay u kacday adeegdyada ugu fiican dhinacan waa Whats app kaasi oo wararka ugu danbeeyay sheegayo in farrimaha la isugu diro adeegan ay ka badan tahay farrimaha la isku diro iyada la isticmaalayo GSM-ka adduunka oo dhan.
Shirkadda samaysay CEO-ga adeega Whatsapp in ayaa sheegtay in 50 billion oo farrimood la isku diro maalin kasta.
Whatsapp dadka isticmaalaya ayaa lagu qiyaasay inay ka badn yihiin 500 malyuun oo qof taasi oo ka dhigaysa Whatsapp adeega ugu weyn dhinaca farrimaha dagdaga ah.

Leave a Reply