Dabacasuhu Xanuuno Badan Ayuu Dawo Ka Yahay!

0
503

Geedka dabacasaha oo noqday ย dawo casri oo lagula dagalamo xanuunka kansarka ee ku dhaca qanjidhka ย prostrate ka , cilmi baadhayaal ka tirsan jaamacada Yole ee dalka maraykanka ayaa ogaday in dabacasuhu yahay daawo si awooda badan lagula dagaalami karo ย kansarka ku dhaca qanjidhka xiniiyaha ee prostrate ka. Wargaysa Daily Mail.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here