Hal abuurnimadiisa Ayaa Magaciisa Caan Ka Dhigtay Lipton

0
323

Thomas lipton wuxuu ahaa nin Scotland  u  dhashay sannadkii 1848.  Waxaana uu ahaa nin ganacsade ah isla markaana ahaa qof curin iyo hal abuur leh. Lipton waa ninkii shaaha caanka noqday ee Lipton soo saaray isagoo suuqa ku soo galay tayo sare iyo weliba qimihiisa Waxaana uu markii ugu horaysay ku diyaariyay doonidiisa dusheeda , isagoo muujiyay inuu yahay  nin awood u leh  inuu soo saari karo badeeco cusub (New production). Thomas Lipton wuxuu dhintay sannadkii 1931.  Shaaha dunida loogu isticmaal badan yahay ayaa noqday kii uu curiyay Lipton, iyadoo magaciisana loogu yeedho Shaah Lipton.
Waxaana xayaysiiska shaahan lagu soo kooba “From the tea garden to the tea pot oo ah Waxa laga soo gooyay Beerta waxaan toos loogu riday Kilidhiga Shaaha. Sidaasi ayay dad badan wixii ay curiyeen sannado badan ka hor ay u noqdeen kuwa magacooda caan ka dhigay, halka kuwa badan oo aan fikir  lahayn la iska ilaabay.

Leave a Reply