Ruushka Iyo Boland oo Bisad isku qabsaday Bisad

0
556

Ruushka ayaa dalkooda ka eryey nin saxafiya oo Polish ah , waxaanay Ruushku ku jees jeeseen inay xanaaneyn doonaan bisadiisa Marusia.
Wasaarada arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa fariin loo diray Bisadaasi ugu bushareyey inaanay werwerin isla markaana in la xanaaneeyn doono.
Waxaa dhankiisa aad uga cadhooday ninkii weriyaha ahaa ee  Bisadaasi lahaa Waclaw Radziwinowicz, waxaanu  BBC-da u sheegay inaanu fahmin waxa ay Ruushku uga jeedaan eryadan.
Ruushka iyo Poland ayaa waxaa ka dhaxeeya xifaaltan siyasadeed oo meelo badan gala sida bisadaha.
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here