Cadceed Madoobkii Heshiiska Keenay!

0
677

Sida buugaagta taariikhda ku qoran sanadkii 585 M, cadceed madoobaad dhacay ayaa keenay inuu istaago dagaalkii u dhexeeyay Qabaaโ€™ilkii Liidiyuun oo maanta ah deegaano ka mid Turkiga iyo kuwii la odhan jiray Miidiyuun oo iyana ah maanta deegaano ka tirsan Iiraan.
Dagaalka ayaa is taagay markii cadceedu madoobaatay oo labada qolo ay joojiyeen colaadda isla markaana ay sexeexeen heshiiska. Arintan ayaa ka danbaysay iyagoo u arkay inay tahay cadceedda madoobaatay dhambaal uga yimi xagga Allah (sw) oo ah in la joojiyo dagaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here