Dharka Gabadha Ingriiska Ayaa Sanadkii 84 Kun Gini

0
482

Daraasad cusub oo la soo saaray aya muujisay in gabadha dalka Ingriisku ay sanadkii ku iibsato dharkeedaย  lacag dhan 84 kun Ginni, iyagoo weliba haddana ku cawda in aanayย  haysan wixii ay u baahnayd ee dhar xidhasho ah. Daraasadan oo lagu baahiyay wargeyska Daily Expressย  ee Ingriiska ayaa sheegtayย  in gabadha Ingriisku sanadkii ay iibsato 3109 gobol oo maryo iyo 271 beer oo kabo ah oo qiimahooduย  gaadho 14 kun oo Ginni.
Waxa kale oo ay gabadha Ingiriis sanadkii iibsataa 185 toob oo qiimahoodu dhan yahay 7699 Ginni. Waxaana warbixintu sheegtay in sanadkii gabadh Ingiriis ay ku bixiso dhar lacag dhan 84 kun oo Ginni.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here