Heyada Lacagta oo Hoos u Dhigtay Korodhka Dhaqaalaha

0
385

Hayadda lacagta adduunka ee IMF ayaa hoos u dhigtay saadaalinteeda korodhka dhaqaalaha adduunka labada sano ee soo socota.
Waxay hadda saadaalinaysaa korodh dhaqaale oo ah 3.4 boqolkiiba sanadkan iyo 3.6 sanadka 2017.
Hoos u dhigan, ayaa yimid kadib markii ay hoos u dhaceen dhaqaalaha waddamada soo koraya iyo waddamada horay u maraya sida Shiinaha.
Warbixin ay soo saartay IMF ayaa ka digtay korodhka dhaqaalaha adduunka hadii aan si fiican loo maamulin waxyaabaha hortaagan.
 
 

Leave a Reply