Telefoonkiisa Oo Soo Dhacay Ayaa Xidhay

0
435

Maxkamad ku talla dalka Masar ayaa muddo 24 saacadood xidhay weriya ka socday telefishinka Niil Al-Akhbaar oo maxkamada ku  jiray kaasi oo telefoonkiisu soo dhacay. Xaakinka ka sheegay inay tai ka mid tahay anshax xumada, ayna ahayd inuu mobilkiisa batkhiiyo.

Leave a Reply