Dhibaatada Faytamiinka La Sameeyay!

0
490

Faytamiinada ayaa qayb weyn ka qaata caafimaadka jidhka aadamiga, waxaana u fiican Faytamiinada kuwa laga helo raashinka dabiiciga ah sida khudaarta kala duwan iyo caanaha. Laakiin faytamiinada dawooyinka ah ee la sameeyay  ayaa aad looga digay in laga qaato qiyaas xad dhaaf ah, kuwaasi oo jidhka ku keena xanuuno kala duwan halkii ay ahayd inuu caafimaadka qofka caawiyo.
Faytamiinada daawooyinka ah  ayaa la cadeeyay  inay keenaan af qalal, madax xanuun, timaha oo ka daata dadka isticmaala. Waxa kale oo la sheegay inay keenaan beerka iyo beeryarada oo balaadhata. Waxaana lagula taliyay dadka iskood u isticmaala in aanay qaadan Faytamiin aanu u qorin dhakhtar ogaaday in baahi jidhkiisu u qabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here