Mucaaradka Suuriya iyo ka Qaybgalka Wadahadalada

0
466

Ergo matalaysa kooxaha mucaaradka Suuriya ugu waa weyn ayaa gaadhay magaalada Geneva, si ay uga qeybgalaan wadahadalada ay taageereyso Qaramada Midoobay
Kooxaha isbaheysiga ayaa gelinkii dambe ee Jimcaha ugu dambeyntii ogolaaday in ay ka qeybgalaan wadahadalada.
Waxa ay ku adkeysanayaan in ay la hadlayaan oo keliya saraakiisha Qaramada Midoobay, aysana wax gorgortan ah la galeynin dowladda madaxweyne Assad.
Afhayeenka kooxahan Monzer Makhous, ayaa sheegay in kooxdan aysan wax gorgortan ah la galaynin dowladda, ilaa inta ay wax ka badalayso xaaladda baniโ€™aadanimo ee ka taagan qeyba ka mid ah dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here