Saddexdan Qof keebaad Badbaadin Lahayd?

0
778

Haddi aad gaadhi wadato habeen baraf iyo dabayli dhacayso, oo aad soo gaadho goobtii baska laga raacayay, kuna aragto saddex qof oo taagan oo sugaya baska: Islaan daโ€™ ah oo aan u adkaysanayn barafka,ย  saaxiib horeย  abaal kuugu galay iyo kan sadexaad oo ah gabadhii aad guurka ku heshiiseen. Haddaba haddii gaadhigaagu uu qaado oo hal qof keliya oo rakaab ah, keebaad sadexdan qofย  qaadi lahayd oo aad barafkaasi iyo dabayshaasi ka badbaadin lahayd?ย  Isku day.
Suโ€™aashan oo la weydiiyay dad gaadhaya 200 qofย  oo shaqo imtixaan ku jiray waxa ka gartay oo keliya hal qof. Isku day adiguna? (Jawaabta cadadka danbe).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here