Waxay Meheradaydu Ku Guulaysatay?

0
494

Nin 80 sano jiray oo haysta shirkad guulaystay ayaa la weydiiyay inuu dadka siiyo talooyin waxaana uu yidhi afar arimooda sameeya: Akhri wax aanay dadku akhriyin, Ka feker wax aanay dadku ka fekerin, same wax aan dadka kale qaban, sheqee wakhtigan ay hurdaan ama nasanayaan.
Maanta waxa kale oo aan maqlayย  qani ah oo ka sheekaynaya waxa ugu badan ee ee uu ka qoomamadoo noloshiisa ?ย  Waxaana uu yidhi: Waxaan ka xumahay inaan ka qayb gelin tartan ciyaareed wiilkayga yar, iyo xafladii qalin jebinta gabadha aan dhalay. Markaasi ayaa qoslay oo aan farxay maxaa yeelay aabahay ma ahi Milyaneer haddana wuu ka soo qayb galay xafladahayaga dhamaantoodย  aniga iyo walaalkay.ย ย  Waad fahantay hadafka!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here